VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaawac jacayl - Lyrics

dhib haduu ku gaadhoo dhaawacaaga muuqdoo wixii aad dhaydaabaa mar uun bay ku dhaafaan hadii dhibicd roobaad dhafan dhaaf u qubatoo dhulka meesha godan bay biyuhu u dhamaadaan ana dhawr sanoo idil ayaan kaa dhursugayoo axdigii dhexdeenana ka dhaqaaqi waayee ha igu dhaafin hawshee hadmaan reer dhisaynaa hadii dhaqan wanagiyo ragu sharaf is dheer yahay allaa kuu dhameeyoo waxaa tahay laftii dhabar hadii dhiiga noolaha laga dhawro oogada itaalkiyo dhagahuba u dhantaalan aragtida ana dhawr sanoo idil ayaan kaa dhursugayoo axdigii dhexdeenana ka dhaqaaqi waayee ha igu dhaafin hawshee hadmaan reer dhisaynaa
Queue is empty
-- / --