ducaysanow doon doonkaagii
anigu waanku daalanee
idaa idaa aanku daawaSDEE
SOO DUUL AANKU RABEE
DADKA MIYAAN
dartaa udaaayaa
danaheena ma isla daafaceynaa
diidey diidey ha i odhanin
waan ku doone
ha i odhan diidey
dadnimow kaan ku faanow
dareenkii kuu isiiyayoo
ragba kaan deeqayow
adaan ku adeecayaa
hadii layidhaahdo
ileen waa dadab galkeenee
dadka miyaan daradaa udiidaa
danaheena ma isla daafaceynaa
diidey diidey ha i odhan diidey
waanku doonee ha i odhan diidey

Exit mobile version