Heesta Jaceel - Lyrics
jacayl intuu i helaybaan
jaabaadada iga galay
anigu jir dubaaxshoo
jaanta ii tumaybaan
jaah wareersanahay
hadii aan jalboodan
waa in la i jarshaayo
wiilka aan jeclaa
igaarkaan jeclaa
jawi qurxoon dartaa
jacaylbaan kuu qabaa
adoon liishan ka jabino
jacaylka lugooyada badinoo
jiir naxa ii samee