naf jacaylku galayoo
ku goobaysa adigaan
galabtii sasabayaa

gurigayga waxa sudhan
sawirkaaga gabi ahaan
gurigaan ku noolee

goortaad isoo wacdaaban
ku gam'aa codkaagee
ii kaalay gacaliye

naf gayaanka oo idil
ayiiga gaarabaad tahay
naftaa kaa go'aynine

ha ka gabin adiguna
soo gogol jacaylkoo
xuska aynu qabanee

Exit mobile version