VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kalgaceylkan igu weyn - Lyrics

kalgaceylkan igu weyn kashkiyo laabtiyo kuligey wada degay kolay soo dhaweyn iyo kolkoolin mooyee kuleyl iguma haayee kalsoonaa usacab tumee kay laabtu doontoo aktar kaamila tahee xota layga badan yahay kadaawee bugtada oo kolkooli caashaqa kalagaceylkan iguweyn kali joogi waayee ogow waan kujeclahay kaftan ha umalaynine sidaan kaaga daba dhacey karkaad igu abuurtaa ayaa karaayeeeee kay laabtu doontow agterka kaamilaa tahee xogta layga badan yahay kadaawee bugtada oo kolkooli caashaqa
Queue is empty
-- / --