VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sirmaqabe cover - Lyrics

Sirma qabee Raxmaan Kow adigaa u sahanee Waxba man sameynine X2 Gardaradu ma socotee Sareediyo samir iyo Lugooyan kala saari Waayo sidey noqonba Mooyee X2 Haday samadu furan Tahay suuradaha Quraankiyo X2 Saligaan u dirayaa Inay kaan sugaayay Sidan ahay ushegaan X2 Nafta lalama socon Karo hadii caashaq Saan yahay seefaha La gaariyo X2 Sahwiiyo Daraadii sakal iyo saac iyo Abaar ban kala saari Waayoo sanqaadh Baygu oodaane X2 Haday samadu furan Tahay suuradahaa Quraankiyo X2 Saligaan u dirayaa Inay kaan sugaayay Sidaan ahay ushegan X2
Queue is empty
-- / --