tarsan baa taariikhda utaanaa sanado inay toosto muqdisho asagoo taakulo haysanin kutiirsan dawlado kale kutashtay tiirkii banaadir inuu taago tarsanow waxad tahy somali kaytilmaamtawoow tacabkaagu toosiyey