Heesta Adna - Lyrics
anigoo ku aragbaan
adna kugu riyoodaa
anigoon ogaynbaan
runtii kuu ilmeeyaa
anigoon ogaynbaan
amaan kuu hibayn
sidaad i hprjaagtaan
hadba kuu hadaaqaa
ana wada jirkeenaan
aqbaluun u raadshaa
adna kal go'eenaad
istareex ka dhigataa
eraygaan maqlaabaan
odhaahdaada moodaa
sidaad ila hadlaysaan
hadba hee idhaahdaa
jacaylkaan uurka yaalaan
afka kaaga yeedhshaa
axdigii dhexdeenaan
macaan wali ilaashaa