VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Indha deeqa - Lyrics

jacaylkan igu hooray sida heegada roob gabadhii horseedee hanku raacay kaligeed waxay hanatay laabtoo hanaankiyo asluubtay habloo idil ku dhaaftoo hormuudkoodii weeyaan hilaac weeyi midabkeedu haybad weeyi sharafteedu hido weeyi dhaqankeedu hufan weeyi magaceedu hubaal waa noloshayda jacaylka u hiraaya sida kaymo hir doog naftu halacsanaysee rabitaanku hagaayay inantii haldoorkiyo u ahayd horyaalkee hanku doonayee rabay indho deeqa waan helay
Queue is empty
-- / --