VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qoomka caashaqa - Lyrics

jacaylku qof nool miyaa ma dhaawac qalbiga helaa ma wadkii dadka qaadayee dunida kaa qarinayaa qoomkuu caashaqu ahaa qofkuu heeryada dul dhigo muxuu la qushuucayaa ma quful nafta lagu xidhoo qof kale loo dhiibaybaa qudhaydani sooka dagay qaaciyo dhamac kulul ku shiday anaa qiiro ooyayee qalbiga ma jabaa u dhiman dareenku qabow miyaa qofba aragti dhaad miyaa ma quud dhuuniga maroo qunyar sii dhaafayaa qoomkuu caashaqu ahaa sidii layliyo qays armuu qudha iga jaraa markuu qudha iga jarana markuu iga kaa qarshana adiga dib uu kaa qabtaa
Queue is empty
-- / --