Heey hodeey malab lamood
Muxiba aawadeedoo
Waa moogee igu maqan
Sitanka maalin
Idinkaaan muddeey maqlo
Magool lamoodee

Ay hooye minay aaday maanta mooyee mooye maan ogin malab lamoodddi mooyi

Heey waa masuubo muxibadu niimaan kamaaganaynoo
Ku mulkidooo magan la'aan cidla la meertoo
Idinkaan muddooy maqlo
Magool lamooddeey

Ay hooye meelay aaday maanta mooyi mooyi maaan ogin malab lamooddii mooyi

Heey midabkeeda dheeman hadal macaanideeda dhagahiigii maqlay
Maqsuuday maarmi waaye
Idinkaan muddooy maqlo magool lamooddii

Ay hooye meelay aaday maanta mooyi mooyi mooyin maaan ogin malab lamooddii mooyin

Heey miyirkiyo maankiibeey
lamiirtay labadiibo lama maleeyo
maanta meelaan joogee
Idinkaan muddooy maqlo
magool lamooddii

Ay hooye meelay aaday maanta mooyi mooyi maaan ogin malab lamooddii moooyin

Exit mobile version