Heesta Dabka maan ku dhacaa - Lyrics
Dadka waa igu diimayn
Doqanaa la ii mooday
Dugsigaygana diiday
Diinta aan baranaayay
Duurka maan ukacaa
Dugaagta maa idala
Mise waa idaawayn
Intaad duluubin dartaa
Dabka maan ku dhahcaa - Maya
Mise waan ka durkaa - Haa
Deeq waxii dalka yaalay
Dahab iyo aduunyo
Anigoo kula doono
Adigay iska diiday
Duurka maan ukacaa
Dugaagta maa idala
Mise waa idaawayn
Intaad duluubin dartaa
Dabka maan ku dhahcaa - Maya
Mise waan ka durkaa - Haa
Dadaalkay maan diidayn
Dabcigaaga maa doormeen
Dib inaan wada daaqno
Damacaaga ma diidayn
Duurka maan ukacaa
Dugaagta maa idala
Mise waa idaawayn
Intaad duluubin dartaa
Dabka maan ku dhahcaa - Maya
Mise waan ka durkaa - Haa