VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Iyeey oohiyeey hoo Lyrics

Iyeey oohiyeey oohiyey
Oohiyey oo X2

Iyeey bad haduu kujiro
Oohiyeey oohiyeey oo
X2

Iyeey bari buu kayimid
Oo hiyeey ohiyeey oo
X2

Iyeey buurihii cadmeed
Oohiyeey ohiyeey oo
X2

Iyeey oohiyeey oohiyeey
Oohiyeey oo
X2

Iyeey way nahaybiyaan
Oohiyey oo hiyeey oo
X2

Iyeey way nala hadlaan
Oo hiyeey ohiyeey oo
X2

Iyeey nagama haraan
Oo hiyeey ohiyeey oo
X2

Iyeey oohiyeey oohiyeey
Oohiyeey oo
X2

Waliyow saar waliyow
Waaliyow wuu way
Raxaayee X2

Iyeey oohiyeey oohiyey
Oohiyey oo X2

Iyeey dhul haduu fadhiyo
Oo hiyeey oo hiyeey oo
X2

Iyeey oo dhaawac qaba
Oo hiyeey oo hiyeey oo
X2

Iyeey oo dhiigooda raba
Oo hiyeey oo hiyeey oo
X2

Iyeey oohiyeey oohiyey
Oohiyey oo X2

Iyeey way nala dagaan
Oo hiyeey oo hiyeey oo
X2

Iyeey deeq bay rabaan
Oo hiyeey oo hiyeey oo
X2

Iyeey way duulayaan
Oo hiyeey oo hiyeey oo
X2

Waliyow saar waliyow
Waaliyow wuu way
Raxaayee X2


Lyrics by: abdirisak99
loading..
-- / --