dad walaalo is dilaaya
dhiiga daadtay
aan dareemiin
calanka daayoo
isku duubmoo
kaa dilaysoo
waa dadkaagee
dunida eegtoo
say u dadaashay
maad ku dayataan
nabada doontaan
ogoow dagaal waa
dabar go,aagee
shacabka daalay
maad u danaysaan
is daaya waa diideen
ma dirirtaad dan mooden
dabka dhiga dib u heshiiya
dib u dhisa dalkeena hooyo
is daayaa
qaranka duugmay
dib aan u yagleelno
calanka doorka
dusha aan saarnee
daa dib ha u ciyaaree

dad walaalo is dilaaya
dhiiga daadtay
aan dareemiin
calanka daayoo
isku duubmoo
kaa dilaysoo
waa dadkaagee
dunida eegtoo
say u dadaashay
maad ku dayataan
nabada doontaan
ogoow dagaal waa
dabar go,aagee
shacabka daalay
maad u danaysaan
is daaya waa diideen
ma dirirtaad dan mooden
dabka dhiga dib u heshiiya
dib u dhisa dalkeena hooyo
is daayaa
qaranka duugmay
dib aan u yagleelno
calanka doorka
dusha aan saarnee
daa dib ha u ciyaaree
dib ha u cayaaree
dib ha u cayaaree

Exit mobile version