hobiyaa hobiya hobeeyaa
imaqal shaqlaneey inaadeer
i maqal shaqsi adiga mooyee
walaal sheekana ka wayne
maruun ma ishaafinaysaaye
hobeeyaa

hobiya hobiya hobeeyaa
shumaax iyo sharaf wanaageey
walaal shido caashaq waa naar
walaal shayga ugu xauun kulul
marauun ma i shaafinaysaayee
hobeeyaa

Exit mobile version