VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Wadani dhalinyaro mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Siidi Cali winkay
Wadani dhalinyaro

dhalinyahay kacoo toosa dhidibkiyo xadhka goosta
dhiidhiyay sidii goosha sidii galawga dhiilooda
dhacadiidku waa daale dhawrtada ka waynaada
muruqiina dheefaysta dhididkiina maaraysta
dhanbaalkaygu waa baaqe dheeftiisu waa guule
nabad dhalatay weeyaane idinkoon dhabiibyaysan
dhumuc iyo laxaad sheegtay kumayaal sare u dhaafay
kale foorniya dhayton mini sowta so dhaafa
dhankastaba ka soo duula ingiriiska sii dhaafa
dhadada iyo ceer yaanta daruuraha ku soo dhuunta
dhoolkiyo hilaaciisa maqashiiyoo aqoontiina
badka soo dhigoo keena

hoy dhalinyaroo toosa si waliba sii dhaanteeye
ilayn waad u dhalateene dhaxalkiiniiba yaale
dhulka hooyo soo aada dhaleecada ka jira beesha

dalal kala dhex joogooda dhuumaqa saliidooda
dhag xaran ka weedhooda dhiiranida gacantooda
misna kala dhinaantooda ha u xilan dhalaal beena
dhalanteed run ha u qaadan marka marka qabid abted gadho
marka talo dhanaanaato marka dhaanku iman waayo
sahankeenu dheeraado dharaar iyo ka badan qaato
dhaarkii la filanaayay dhagaxdii bislayn waydo
marka dhidarku caal waayo dhulku uu huwado ciiro
dhirta sare tukuhu fuulo adna dhuumo talo maaha
dhagahaaga xiro maaha dhufayskaaga aad maaha
dhibaatooyin kuu muuqda sheedahaa ka dhawr maaha
TVga dhugo maaha.

codkii Siidi Cali winkay