VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alla dheeridaa cover - Lyrics

Adimada dhaqaaqiyo Dhuuxiyo lafaha sow Jacayl iguma dheeraan 2x Dhibtaan aawadaa qabo Sow dhaawac halisoo Dhanka bidi ku yaaloo Igu dhiigay maaha Dhanka bidi ku yaaloo Igu dhiigay maaha 2x Alla dheeridaayee Dhulkan maad ku nooleyd Alla dheeridaayee Dhulkan maad ku nooleyd Ma dhadhaabo culusbaa Ina kala dhex yaaloo Soo dhaafi laadahayee Soo dhaafi laadahay 2x Waxa dhiiga iga shubay Dhalan rogay naftaydii Daaro waan la dhaadhacay 2x Maqalkiyo dhagaysiga Adoon dhabarka u dhigan Ninbaa tahaye dhuuxoo Dhambaalada hore u qabo Ninbaa tahaye dhuuxoo Dhambaalada hore u qabo 2x Alla dheeridaayee Dhulkan maad ku nooleyd Alla dheeridaayee Dhulkan maad ku nooleyd Ma dhadhaabo culusbaa Ina kala dhex yaaloo Soo dhaafi laadahayee Soo dhaafi laadahay 2x
Queue is empty
-- / --