VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dareen - Lyrics

Haduu roobku di,in Dauurtuna hilaacin Diraacdana la waayo Doogu bixi maayo 2x Hadaan ana deeqow Daqiiqad ku waayo Dareenka jacaylka Dartii la ilmeeyaa 4x Dareenka culaayoo Deeqaay qalbigayga Dartaa u haraadan Diktoor dhayi waayee Deeqaay kaalay i baano Dareenka culaayoo Deeqoow qalbigayga Dartaa u haraadan Diktoor dhayi waayee Deeqoow kaalay i baano Cadceeda dabkeega Haduu dayuxu waayo Dhulkuna dam yidhaahdo Dadkaa ka halaabi dawga 2x Dulqaad samo qaali Hadaanan ku daawan Indhuhu kugu doogsan Naftaa dagi weyda 4x Dareenka culaayoo Deeqaay qalbigayga Dartaa u haraadan Diktoor dhayi waayee Deeqaay kaalay i baano Dareenka culaayoo Deeqoow qalbigayga Dartaa u haraadan Diktoor dhayi waayee Deeqoow kaalay i baano
Queue is empty
-- / --