VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxad tahay matankayga - Lyrics

adigaa mulkiyay maanka qalbigayaga mukiishay maskaxadayda iyo laabta galgacal ku maashaya waxaad tahay masuulkayga maamulaha noloshayda iyo mudanahaan doortay ee madaxa alla madaxa ee madaxa iisaaran marhadaanad ii muuqan iyo waan maqanahay ruuxdaydu farxaduna marakaad joogto ayay tahay oo aya tahay mid aan guurin micnihiyo habeen maahuraan muhashada adaa habeeyay mabab jiraan dunida intaan joogo maankaba sidaada mid deeqay waxaad yahay mataan kyaga marna aniga midigtayada murug tiraha ruuxdayda iyo marinka guushayada
Queue is empty
-- / --