adigaa mulkiyay maanka
qalbigayaga mukiishay
maskaxadayda iyo laabta
galgacal ku maashaya

waxaad tahay masuulkayga
maamulaha noloshayda
iyo mudanahaan doortay ee
madaxa alla madaxa ee
madaxa iisaaran

marhadaanad ii muuqan iyo
waan maqanahay ruuxdaydu
farxaduna marakaad joogto
ayay tahay oo aya tahay mid
aan guurin

micnihiyo habeen maahuraan
muhashada adaa habeeyay
mabab jiraan dunida intaan joogo
maankaba sidaada mid deeqay

waxaad yahay mataan kyaga
marna aniga midigtayada
murug tiraha ruuxdayda
iyo marinka guushayada

Exit mobile version