VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xiskayga kiniin dejiya - Lyrics

jirada caashaqa daree xabiibi dabii qalbiga diktoor unoqo isii xisayga kiniin dajira waxaad tahay duunyadayda adaa dahab ii ah dheeman adaa dayax iyo ilaysa shamaca iidara koonka daryeelkakoo dhan kusiiyaa adaan kuu dooray maanka qalbiga dagay oo lahaaday nolosha waad ideeqday waxaad ibataa duruusoo dareemo jacla cajiiba daganaan jawi aad abuurtay ma dankaro xiisihiisa
Queue is empty
-- / --