VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aan dalxiisno - Lyrics

naf jacayl damqoo damac kuu galoo daruuraha cirkiyo xidigaha dagtoo marna soo dagayn usoo dabac anigaba deeqaay daraadaa jacaylku ima daayo anigoo darisbaan noqonee duhur iyo habeen habeen iyo duhur wuu i daaliyee aan dalxiisne ee kaalay ila dawaaf dalxiisnowaan dalxiisaynaaye dunida aragno ee dunida arno ee nafta dookha caashaqu kuu dabroo dardaaran hadaliyo diiday hadal adi dartaa usoo dabac anba daymadaadaan ku ildoogsadaayee dahab iyo waxaa tahay dun xariira quruxeey
Queue is empty
-- / --