VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Farxad - Lyrics

wadnihii fayoobaa faalada haweenkiyo faduushooda daayay adigaa furfurayoo halbawlaha ku faafee feedhaydii bidixeey faaliye shaykhiyo aduu fiqi ku sheegee ila furdaame caashaqq furihi jacaylkaay filkeed taan ka doortaay fahmo iyo aqooneey faysadaan jeclaayeey farxad igula nooloow fooraha dabayshiyo sida falaga meeraa fagaarahaan imaadaba faaqidaa maanta waan kugu fikirayaa xuural cayntii fardawsaay markii aan ku fiirshaa cishqi igu fogaadoo waad igu filnaatee adaa igu filnnaadee
Queue is empty
-- / --