VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gubataa - Lyrics

dawooy caashaqbaa i helay dareenkaaga i hayoo wanaagbaan doonayaa danteenuunbaan wadaa ha iga didin dilin waxaan doonayaa inaan dagno arooskeen dunida loo dabal dagno aan ku diirsanoo dalxiisno e aan duulnoo aan wada duulno is dooranee ogaaday dartaa ma lado soomali dunteediyeey dunida adiga u sitee miyaan dumar kale rabaa
Queue is empty
-- / --