VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooyo-aabe - Lyrics

hooyo iyoaabihii RABI iga abuuree aduunyada i keenoow abaydin anigoo ah anoo ayni doora jira kuwii i ilaalayee asluubta iga toosiyow alifka kuwii ii dhige islaamnimoigu korshow abaalbaan idiin hayaa ifkana naxaariis ku hela aakhiro janadii udgoon aabo iyo hooyadii jecel aragtidaydeen ku ildoogsanaayow asal dhaqankayga iyo aqoon lagu arinsadaba indhaha kuwii ii fure aduunka aan ka eegtayow
Queue is empty
-- / --