VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaalay - Lyrics

waa hobey hobaaaligayee hadigiyobaarkana kugu hamiyaa halkii aan joogtaan haybinaayaa haybadaada quruxdaan hubaal xejinayaa aabal kaalay kaalay ala hobeey hobaaligey horjoogaaga muuqaaga halacsanayaaa kaalay kaalay heedhe kaalay ala hobey hobaaligayeey waxan rabaa hubaal weyku hagranno hiyigayga aayahayga hoo hubaal adana ku aminya kaalay ala kaalay ala hobey hobaaligayeg
Queue is empty
-- / --