VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Liishaan - Lyrics

labi baxay la moodyeey luquntaada dheeriyo cabaadhyaha ku ladhanbaa kalgacayl i laacoo midabkaagan luulka ee lalan daruurta curatayoo laac baxay la moodaa anba laba lagdoodee sida laabatada goys intoo looka lagu dabay laamuhuna xajinayaan lega ma isu qabana inago ah xalaal ah laxiibaay gobaadey laafyahaaga socodkiyo xaragadaad la ciirtaa liishaan ku raacdoo timahaagan laydhiyo dabayshu ay lulaysaa laab kiciyay beerkoo ladaadyaa i qaadee
Queue is empty
-- / --