Heesta Maya maya - Lyrics
markii aan ku arkay
muuqagii la iga raac
iba mee mooyee
mawjadbaa i sidee
miisaankiyo socodkii
quruxdii maryahaaga
jacaylbaa igu maaxoo
mid kale ma raboo
midabkaa iba jiitoo
muhashaa iba qaadee
waan ka maagay haweene
ima hee gabadhyahay
mar isii lanbarkii mobilkaagoo
mar isheeg meeshaad dagantahoo
marnaba ha igu odhan maya maya
mabsuuday waan mabsuuday
mar badanbaan magacaaga odhan
meeshaad doontaa dalxiis kuuba marin
marwadii dunidaba muuqaba u sidatiyo
soomaalaad matashaayoo
meshii aad martaba mudnaanbaa lagu siine