VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ruuxba ruux - Lyrics

raxmaay walal jaceyl kuwaarnoo raxmad eebe shubayo rays iyo bar waaqale reexaan udgoon weeyee wehel iyo rafiiq weeyee ruuxba ruux weeyee warxada aduunyada ee ruun alahydaa ruuxba ruuxa uu rabo iyadoo la raacsho reer ay wada dhistano ubad ay rabeystaan isku raagaan waligod raxmaay marna jaceylku waa raran ubadkiyo wadnaha gala riyo aan dhamaaniyo rax rax beena weeyaan ruuxa uu haleela kama roori karayo rafaad iyo dhib weeyaan ee ruun lahaydaa ee ruuxba ruuxa uu rabo iyadoo la raacshoo reer wada dhistaanoo isku raagaanoo ubad wada rabeystaan
Queue is empty
-- / --