VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo haabo - Lyrics

inkaastoo ay haweenkiyo ragu haatan simanyihiin hadana waynu iska ognohoo way iska hido raacaan hal adayga dumarkee adigoon halkii marin kibirkii aad barateen hawraarta dheeriyo hadal uu wadkii galay ha inagu haraadini adigiyo hankaaguba hoos intaad u noqotaan danta lama huraanka hareeraha aan qabanee soo haabo hobo oo kac waaxaan kuu hayaa hadhuub caashaqe hooyoo dhan sida hego roobiyo waqal hoos ka da'ayiyo intay hoorimaad dhaba anba hadiyo laaceed intaad haybad leedahay iyo halalac iyo muuq dheer gurmadku hakuun yahay in lagu hareer mari san hore badh kuu yidhi ragna kuu hanwaynyahay
Queue is empty
-- / --