VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wacan - Lyrics

wacan daymadaadiyo dabcigaagan jeceloo dunidaba dhamaanteed dookhaygii noqotee tii naftayda deeqdaay dadab taan wadaagnaay wadnihii damqanayaad dawadiisa noqotee dawooy addiga mooyee dumar kale ma eegee DAAIM mahadii weeyaane ha ku daayo MAWLUHU marka nolosha daawado DEEQLUHU na siiyaa waan kub diirsadaayoo farxadbaan dareemaa daahiyad waxaad tahay khadkiyo garashada dariskiyo xigaalkuba ay wada duceeyaane
Queue is empty
-- / --