VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha noqon - Lyrics

aduunyadu waa dhib iyo nacab dadbaa ku dhex nool xumaha wada aadmiga dhabtii rabin inay laba ruux dhistaan aqal labada kalgacaylka dhaansada jacaylka dhidbee is dhaarsada sidii caanaha u wada dhama kuwaa xumahooda soo gura dharaaro midkaad sidaa jecelee inuu ku jabshee dhabarke garo'oo dhamays adigoo ah ruuxyahaw ha noqon qof is dhiiba goor qudha naflaha dhalanteedka weheshada dadbaa dhaldhalaalka kugu raba markaad dhibantayna kaa taga markaad dhacdana qaar farxaa badan nafyahay u dhug yeelo waayaha xasuuso dhitayso maalmaha adigoon taadiiba meel dhigin dhaliisha ha raadin ruux kale dharaaro midkaad sidaa jecelee inuu ku jabshee dhabarke garo'oo dhamays adigoo ah ruuxyahaw ha noqon qof is dhiiba goor qudha
Queue is empty
-- / --