VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta hadana anigaa ku nacay - Lyrics

hadaan ifka kuu jeclaa uurkaygu kuu samaa hablaha idilkood adiga hadaan kaa ishaartay beri in badan ku amaani jiray nuurkii indhahaygeee asluub badaneey lahaa hadana anigaa ku nacay waxaan kaa aamin baxay markaad ii abaal dhacdee qalbiga ubixii ku yaal haduu qalaluu engagay maxaan kugu aal anigu oo aan kuu qaban karaa markay arimada kalgacal naftayda idlaysatooo dartaa amakaagsanaa abaydin sidii ahaa indhaha adigaa is tiaray iftiinkiibaa galbaday ayaankaagii wacnaa irdaha adigaa u xidhay waxaan kaa aamin baxay markaad ii abaal dhacdee qalbiga ubixii ku yaal haduu qalaluu engagay maxaan kugu aal anigu oo aan kuu qaban karaa
Queue is empty
-- / --