VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta hooyo - Lyrics

hooy iyo xarun baa tahoo adaan xubnahaaga iyo ka go,ay xuduntaada oo xurmo iyo ii horseeday sharaf intaan xab iyo dhiig ahaa intaan xinjiraha ahaa fooshiyo xiligii adkaa intaad i xambaarsanayd xanaaniyo nuujin wacan xagaaga intaan ka helay kaa xaalmeri eebeheen hooyooy hooyoooy xaqaaga ma gudi karee intaad ifka xaadir tahay xifdiga eebeheen ku waar dhankaa xero nabada joog alloow xaga aakhirana xabiibka agtiisa iyo janada xarun kaaga yeel
Queue is empty
-- / --