hooy iyo xarun baa tahoo
adaan xubnahaaga iyo
ka go,ay xuduntaada oo
xurmo iyo ii horseeday sharaf
intaan xab iyo dhiig ahaa
intaan xinjiraha ahaa
fooshiyo xiligii adkaa
intaad i xambaarsanayd
xanaaniyo nuujin wacan
xagaaga intaan ka helay
kaa xaalmeri eebeheen
hooyooy hooyoooy
xaqaaga ma gudi karee
intaad ifka xaadir tahay
xifdiga eebeheen ku waar
dhankaa xero nabada joog
alloow xaga aakhirana
xabiibka agtiisa iyo
janada xarun kaaga yeel

Exit mobile version