VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta inuu caashaq jeel yahay - Lyrics

inuu caashaq jeel yahay jirab iyo kadeeed yahay jahanama la shiday iyo laga joogin karin yahay ka jawaabay aniguye maxaa loola jeedaa m jaboo ha dhiman baa ma aakhiro u jiidaa ma janadii fardawsoo jidkeedii la helaybaa maxaa loola jeedaa inuu caashaq jamashiyo jacayl iyo wanaag yahay jawharad hilaacdoo indha jiidanaya yahay ka jawaabay aniguye maxaa loola jeedaa ma jaboo ha dhiman baa ma aakhiro u jiidaa ma janadii fardawsoo jidkeedii la helaybaa maxaa loola jeeda
Queue is empty
-- / --