VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta luuq ganaane - Lyrics

caashaqu ma guur guuro gadaf hore ma doon doono ma guhaado ruux maalay ma giriifo laab dooxan inkastoo guyaal doora gacalkiisa waaya ma gambiyo xusuustiisa jacaylkaan i gubay maanta gedo oo tuskii hooray baladxawo guudkeeda garbaahaare baardheere luuq ganaane oo doog leh yaa kaa yeela gurigiisa ma gablamo jcaylkeena ma gaasiro wanaageena garashaada samaanteena ma geesmaro intaan joogo in ksatuu i gaargaaray qalbi gocosha reemayaa gudcur kuma lugaysiiyo jacaylkaan i gubay maanta gedo oo tuskii hooray baladxawo guudkeeda garbaahaare baardheere luuq ganaane oo doog leh yaa kaa yeela gurigiisa
Queue is empty
-- / --