VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta sidii qaran - Lyrics

qudhayda ayaa ku jecel wadnaha qayb wayn ka tahay qalbiga dhex muquuratoo adaan kuu qandhaysnahoo qiyaas kuma koobi karo qiimahaad ii leedahiyo kalgacalkaan kuu qabo qadari aadmigaa ku rabo qorshaha caashaqa adkee qiyaano ka dhawr macaann sidii qaranka dhisnee dhankaaga ila qabo adiga qanqaabi jacayl asala quduuc haku noqon adiga quwee abidkaa quwee qalooca udiid kalgcal hadalkan ku qatimo qalin qadku dhiig yahay fariin kuugu soo qoree qumaati qalbiyeey u dhugo qorshaha caashaqa adkee qiyaano ka dhawr macaann sidii qaranka dhisnee dhankaaga ila qabo adiga
Queue is empty
-- / --