VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta xamar - Lyrics

aa eee hmmm aaa eee jirkayga adigaa xuloo xiska aan ka bixinoo ku xasilay qalbiga o xididada wadnaha iyo ku xayndaaban laabtoo naftu xiisahaagay la xadraynaysaayoo xeruu caashaqaagii ka samaystay xididada xiisahedu igu wayn mana helo xogteedee xarunti dalkeeniyo xeebtii liidiyo xamar ala xamar maan ka baafshaa inanyahay xilkaa culus xukunki illaahiyo waa xarafka diintee wacad ruux xambaaraa muu xoori karayeee qudha kuu xidhxidhanoo aniguna sidii xiid ma xamilayo jiifkoo jacaylkaagan xusaa wali xiisaheedu gu wayn mana hello xogteedee xaruntii dalkeeniyo xeebta liidiyo xamar maan ka baafshaa
Queue is empty
-- / --