aa eee hmmm aaa eee
jirkayga adigaa xuloo
xiska aan ka bixinoo
ku xasilay qalbiga o
xididada wadnaha iyo
ku xayndaaban laabtoo
naftu xiisahaagay
la xadraynaysaayoo
xeruu caashaqaagii
ka samaystay xididada
xiisahedu igu wayn
mana helo xogteedee
xarunti dalkeeniyo
xeebtii liidiyo
xamar ala xamar
maan ka baafshaa

inanyahay xilkaa culus
xukunki illaahiyo
waa xarafka diintee
wacad ruux xambaaraa
muu xoori karayeee
qudha kuu xidhxidhanoo
aniguna sidii xiid
ma xamilayo jiifkoo
jacaylkaagan xusaa wali
xiisaheedu gu wayn
mana hello xogteedee
xaruntii dalkeeniyo
xeebta liidiyo
xamar maan ka baafshaa

Exit mobile version