VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta yarkaan - Lyrics

yarkaan gacloodoow guuxiisa caashaqa naftaydaan u go,doo garabiyo wanaag guuliyo midnimo gacalkaa godladay geestaada ila qabo wadanaha i gubanayoo halis gaadhay aniguye guri inaan yagleelniyo ma gudoontay sheekada aniguba gadaasuu iga guri samaystoo kaga go,ay gasiinkii gam,i waayay awgaa kaa garaystay taa kuu gooniyeebee gacantaaaada ii dhiib inaan gaadhno liibaan kama gaabinaayee gogol xaadhkii weeyee ila garo ujeedada
Queue is empty
-- / --