Adaa maankiyo qalbiga Jacaylka ku mayracoo Mutaystay inaan ku tabee Ha moodin inaan maqnee Muskiyo ooda u adkee