midkii aan dartiis udibjiray midkii aan doonis lahaaa dhaw dhaaf umaleeyee
udaayacay dantaydii ilawee armuu idiriyaa ku daalaa ama darxumo iyo dudoontaayo
dabadeed noqdaa doqontii cidlada kadabaal dagaysa