Sanad yahoow bilaabmee Bishu caawa kow tahey Badhtankiyo dhamaadkabaa Noqo kii barwaaqo ah
Bulsho nabad ku reysiyo Barbaar caafimaad sida Barbaar caafimaad qaba