Beryo wixii la soo marey
Sanad laga bogsoodayoo
Bogihii la dhayayoo
Bulshadana mideeyoo
Nabad noogu baaqey noqo.

Exit mobile version