Heesta Cayayaanka duula 2 - Lyrics
cad ceediyo xidigihiyo cimilada aduunyada
cirka owr ka joogiyo halka caynku kaga yaal adigoon ku caan noqon cara edegta hadalkee aan macamil kala harin
isagaa cumaamadan culuum kaa gu'waynoo
cayayaan ka duulee cidi aanay arag iyo ciirsi ruuxa kuu xiga haku noqon haku noqonin cadowgii cirib tiray walaalkii