Heesta fartuun2 - Lyrics
inyar kaama maarmoo agjoog baan isleeyahay amoorihii naftaydaay i love you Bbe ifkaan kugu jecelahay
sow aragtidaadii ubax ii barwaaqoo indha deeqa maad ahayn
inan adiga kula mida kuma arag aduun yada afar iyo tobnaaday xidigtii arooryaad
fartuun adiga mooyee dumar kale ma aamino dumar kale ma caashaqo