noloshaydii baad tahay ana naawilaayoo aan u dhaga nuglaadee

noolaha dhamaan tood nolol kaan wadaagnee nasiibku uu isiiyiyo waxaad tahay naftaydee

aayihii naftaydow nasiibku uu isiiyow aan nolol wadaagnee ila naaxi naaxi caashaqa
aan nolol wadaag nee ila naaxi caashaqa

Exit mobile version