Heesta Ilanaaxi caashaqa2 - Lyrics
nacab xaasidaa jira jecel nabaradeeniyo neceb wada jir keenee
nux nux laha war kiisiyo garo naar afuuf kuba inuu yahay naxuus iyo nabaad guurka caashaqayeey
aayihii naftaydow nasiibku uu isiiyow aan nolol wadaag nee ila naaxi naaxi caashaqa
aan nolol wadaagnee ila naaxi caashaqa naaxi caashaqa ila naaaxi caashaqa