Heesta Ilanaaxi caashaqa3 - Lyrics
Nacab xaasidaa jira
Jecel nabaradeeniyo
Neceb wada jirkeenee
Nuxnuxlaha warkiisiyo
Garo naar afuufkuba
Inuu yahay naxuus iyo
Nabaad guurka caashaqa
Aayihii naftaydoow
Nasir kuu isiiyoow
Aan nolol wadaagnee
Ila naaxi caashaqa